Muqdisho (AGGM): R/wasaaraha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo ka warbixiyay arimaha cakiran ee ka taagan maamul usameynta Jubooyinka iyo Gedo.
R/wasaare Saacid ayaa Idaacada BBC-da wareeysi ay la yeelatay uga hadlay si arimaha cakiran ee maamaul Usameynta Jubbooyinka iyo Gedo.
Halkan Hoose ka dhagayso khudbada oo dhamaystiran.
[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/03/saacid_maanta.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]
Isha Ku Hay Allgalgaduud media
allgalgadudu@gmail.com