Daawo: Raisalwasaarihi Hore Ee Dalka Norway Oo Kulan Muhiim Ah La Qaatey Raisalwasaraha Soomaaliya

0

golo-wasiro_2Muqdisho(AGGM) Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Norway Mogne Mondevic ahna Madaxa dowladda xarunta Nabadda horumarinta iy xaquuqul Insaanka dalka Norway, markii uu ka soo degay garoonka diyaaraha, ee Aadan Cabdulle, waxaa ku soo dhaweeyey guddoomiye ku xigeenka labaad ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad iyo xildhibaanno Barlamaanka ka tirsan.

Mr Mogne Mondevic waxaa uu kulamo muhiim ah la qaatey Raislwasaare Saacid Faarax Shirdoon iyo xubno ay ka mid yihiin gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari,waxaana loga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah garaan dhinaca Xaquuqul isaanka.

Isha Ku hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com