Goobweeyn (AGGM): Afhayeenka Col. Barre Aadan Shire Barre “Bare Hiiraale” ayaa ka hadlay qaraxii shalay la doonayay in lagu qaarajiyo horjoogaha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni Axmed Madoobe .
Xasan Qaasim Warsame ayaa sheegay in qaraxaas uu kamid ahaa qaraxyada Magaalada Kismaayo kadhaca, ayna ka danbeeyeen kooxo uu ku sheegay inay kamid yihiin maleeshiyo beeleedka Raaskambooni.
Afhayeenka oo sii wata hadalkiisa ayaa waxa uu sheegay in shalay iyo maanta magaalada maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ay u geeysteen dadka shacabka ah falal ka baxsan xuquuql insaanka oo isku jiro dil iyo dhac.
[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/09/Voice_032.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…
Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com