Dhageyso: Sheekh Nuur Baaruud ” Madaxda Dowladda Waa In Khilaafka Ay Soo Gaba-Gabeeyaan”.

0

sheekh nuur baaruudMuqdisho (AGGM): Afhayeenka Hay”ada Culumada Soomaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay khilaafka u dhexeeya Madaxda Dalka iyo Dagaalada Ka soo cusboonaaday deegaanka Nambar 50.

Sheekh Nuur Baruud Gurxan ayaa ugu Horeyn ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Riisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

Afhayeenka Hay”ada Culumada Soomaliyeed ayaa waxa kale oo uu sheegay in aan ummada Soomaaliyeed Xiligan u baahnayn khilaaf iyo si qabqabsi isla markaana looga bahanyahay Madaxda Dalka inay so Gaba-Gabeeyaan khilaafka u dhexeeya.

sheekh nuur baaruud

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com