Muqdisho (AGGM): Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamuud Mooshinkan waxaa wada Wasiiro aan ahayn Xildhibaano,taasina waxa ay ku tuseysaa in mooshinkan uusan xaq ahayn waana sababta uu usocon la’ayahay.
Xildhibaanka ayaa waxa kale oo uu sheegay in mooshinkan uu waqtigiisi imaan oo uu yimi waqti munaasab aan ahayn.
Xildhibaanada qaar badan ayaa waxaysan dareemi karin dhibka ka dhalan karo hadii Xukuumada meesha ka baxdo inay qaadaneeysaa in xukuumad cusub la helo 4 bilood.
Dhinaca kale Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay anagu mataageerayno R/wasaare Saacid ee waxaan taageeraynaa sharciga balse ay taageerayaan Xildhibaanada Dastuurka sida uu dhigayo.
Isku soo wada duuboo Xildhibaanka ayaa waxa kale oo uu sheegay in Mooshinkan uu waafaqsaneen sharciga leeyskana soo qor qortay magacyo xildhibaano aan dalkaba ku sugneen taasina ma, ahan sida sharcigu qabo, mar wax laga weeydiiyay xalka ayaa Xildhibaanka waxa uu sheegay in dowallada la wada lahaado in la tixgaliyo mudnaanta la siiyo Qaranimada. ayuu yiri Xildhibaanka.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaan Jaaamac Axmed Maxamuud
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com