Muqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu sheegay inay dib udhigeen ka doodista mooshinkii laga keenay xukuumadaR/wasaare Saacid ayaa waxa ay doodu bilaaban doontaa berri subax 9:00 subaxnimo.
Halkan Hoose Ka Dhagayso Gudoomiye Jawaari
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com