Muqdisho (AGGM): Madaxweynaha ayaa Muujiyay in Waxbarashada Jaamacadda Simad oo kaliya ay aqoonsantahay dowaladda Soomaaliya weli kama qeyb galin qalin Jabin Jaamacad kale oo ay dhameysteen arday Soomaaliyeed.
Tani ayaa dareen kale ku sii waxa ay ku sii beereysaa Shacabka Soomaaliyeed ee indhaha ku haya dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Xasan Sheekh ayaa ka mid ah aasaasayaashii Jaamacaddaan Simad, waxa uu mar walbana si hoose u sheegaa in ay tahay Jaamacada Simad mida Kaliya ee ay dowlddu aqoonsan tahay.
Haddaba hadii aad ogeeyd Madaxweyne Xasan oo ku jiray awood maroorsiga dowladda haddana waxa uu ku jiraa burburinta Jaamacadaha kale ee ku yaal magaalada Mqudisho.
Isku soo wada duuboo dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan ayaa tani waxa ay ku tahay fadeexad waxaana Madaxweynaha fashay wadadii fashilka dowladda uu hogaamiyo.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com