Muqdisho (AGGM): Maxamed Amiin Cabdullahi oo ah xubnihii saxiixay heshiiskii Jubbland
ayaa diiday golihii wasiirada uu soo dhisay maamulka Axmed Madoobe.
Maxamed Amiin oo VOA u wareysi siisaya ayaa sheegay in aan loo dhameyn maamulka uu sameeyaay Axmed Madoobe iyo in aan la dhameystirin heshiiska labada dhinac ku soo wada galeen magaalada Muqdisho kaas oo arrimo badan in la qabto ay aheyd oo ay ka mid tahay ciidamada, amaanka, wadatashi guud…..
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com