Nairobi:(AGGM)-Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiya Yusuf Aadan ayaa lagu eedeyey inay lunsatay 4-milion oo doolarka Maraykanka ah isla markaana ay lahaayen shaqaalaha safaradaha Soomaaliya ay ku leedahay caalamka.
Cabdi Satar oo kamid ah masuliyinta safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sida u sheegay warbaahinta.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com