Jowhar:(AGGM) Taliska Ciidamada Milatariga Dowladda Soomaalia ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegay in aan Hub sharcidaro ah aan lagu dhaqaadan kari Gobolka Sh/dhexe.
Taliska ayaa tilmaamay in Qofkii lagu arko asagoo wata Hub sharci daro ah tilaabo laga qaadi doono islamarkaana Ciidamada Milatariga Tilabadasi ay qaadi doonan.
Waxay sheegeen in Goobihii dhawaan lagu dagaalamay in laga Mamnucay Maleeshiyadka Hubeeysan ee Ku nool Gobolka Sh/dhexe si loo xaqiijiyo amaanka Dagaalkana looga hortago.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga….
Taliyaha Malitariga gobolka sh, dhexe
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com