Dhageyso:Tarsan Dhaqaatiirtii Waxaa Dilay Rag Ku Labisan Direeska Milatariga.

0

7Muqdisho (AGGM): Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Falkii
dhawaan lagu Dilay Dhaqaatiirta Suuriyanka ah iyo Soomaalida ee ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho ay Fuliyeen Rag kulabisan Dariiska Ciidamada Milatariga ah ee Soomaalia.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa sheegay in ay Baaritaano ku ahaan sidii loo ogaan lahaa Cidii Falkaasi ka dan beysay.

Tarsan ayaa sidoo kale ee Deen u jeediyey Qaar kamid ah Culumada Soomaaliyeed waxuuna sheegay in ay Tilabo qaldan ay Sameeyaan.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com