Muqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Baarlamaka Soomaalia Maxed Sh Cismaan Jawari ayaa ugu baaqay Dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay Midooban islamarkaana ay qabsadaan Shir weyne Qaran oo ay ku midoobayaan.
Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay in Baarlamanka Soomaalia iyo Xukumada Soomaalia intaba ay Gacan siin doonan dhalinyarada si ay aayahooda oga Tashadaan.
Afhayenka Baarlamanka Soomaalia ayaa sheegay in Dhalinyarada Soomaalia looga baahan yahay in ay Dalka u keenan Isbadal maadaama ay waxbarteen.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…
afhayeenka baarlamanka somaalia jawari
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com