Muqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Tarsan iyo Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho Oo Qabiil U Kala Baxay lana kala saftay Tarsan iyo Xasan Daahir Aweys.
Gudoomiye Tarsan ayaa si dadban u maagay Xasan Daahir islamarkaana waxaa ka carooday hadalkiisa qaar kamid ah Gudoomiyeyaasha Degmooyinka gobolka Banaadir, Tarsan oo lagu fahmay hadalka uu u dusinayay Gudoomiyeyaasha degmooyinka.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…
Dhageyso Tarsan Oo Si Dadban U Maagay Xasan Daahir
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com