Muqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Baarlamanka soomaalia maxe’ed Cismaan Jawari ayaa eedeen dusha oga Tuuray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Soomaalia.
Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay Xafiiska Garyaqaanka uusan U shaqeeyn Sidii loogu talo galay islamarkaana Hoowshii uu u hayey umada Soomaaliyeed uu gabay.
Waxuu ugu baaqay Afhayeenka Baarlamanka in Xafiiska wax laga badalo hadii kale Baarlamanka Soomaalia ay tilaabo ku haboon ay qaadi doonan sida uu sheegay Gudonka Baarlamaanka Soomaalia.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…
Afhayeenka Baarlamanka Soomaalia maxed Sh Cimaan Jawaari
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com