Dhageyso: Dhalinyaro ku Xiran Hargeysa oo Dowladda Soomaalia Baaq u diray

0

uuuuuHargeeysa(AGGM): in kabadan 29 Ruux oo dhalinyaro soomaali ah islamarkaana ku xiran Xabsiga Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa ka cabanaya Dhibaato Farabadan.

Waxaana Dhalinyarada qaarkood ay ka soomeen Cunadii mudo 6 maalin ah oo ay wali sooman yihiin.

Dhalinyarada ayaa Dowladda Soomaalia ugu baaqay in ay Wax ka qabraan Dhibaatadan haysata si ay u helaan Xoriyadooda.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Maxaabiis Somaliland ku xiran Magaalada hargeeysa

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com