Balcad(AGGM): Macalimiin dugsi qur’aan ka dhigayey degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe
ayaa waxay shir jaraa’id ay ku qabteen magaalada Muqdisho ayaa waxay ka warbixiyeen maamulka Balcad oo hanjabaad ujeediyey isagana soo carareen.
Waxay si gaar ah uweerareen gudoomiyaha Balcad Cusmaan Xaadoole oo ay sheegeen in ciidan ku dalbaday in la dilo uu amar ku bixiyey.
Macalimiinta ayaa sheegay in ay Falkaasi ka Xun yihiin waxaana ay sheegeen in arimahasi ay yihiin Mid ka baxsan Diinta Islaamka.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…
macalimiin Balcad kasoo cararay oo Muqdisho yimid
Isha Ku Hay Allgalgaduud
Allgalgaduud@gmail.com