Muqdisho(AGGM): Maxamed Sheikh Cismaan “Jawaari” Afhayeenka Baarlamaanka
Soomaaliya ayaa Sheegay In Dhaqaalaha Beesha Caalamka Soomaliya Ugu Talo Gasho Yaboohda aysan Sagaarin Asogoona Arintaas Ku Eedeyay Deqbixiyaasha
Gudoomiye Jawaari ayaa Xusay In Dhaqaalaha Soomaaliya La siiyo Hadii Si Sax u ah U soo gaari lahaa Ay Dowlada Soomaaliya Waxbadan Ku Qabnahayd
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warka Gudoomiyaha Mobilkaaga…
Halkaan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com