Muqdisho(AGGM): Maanta ayaa waxaa ku ekaa Xiligii Xildhibaanada Soomaalia ay ku balan sanaayeen R/wasaaraha Soomaalia in uu hor keeno Golaha Wasiirada Soomaalia.
Xildhibaanada Soomaalia ayaa sheegay in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Prov Maxed Cismaan Jawaari uu ka Codsaday Baarlamaanka Soomaalia in ay dib u dhigaan Sharciyada Baarlamaanka horyaal.
Xildhibaan Maxe’d Cumar oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaalia ayaa sheegay in ay Maanta ku ekeeyd Xiliga Baarlamanka loo qabtay in Golaha Wasiirada la soo Magacabayo.
R/wasaaraha Soomaalia C/wali sh Axmed ayaa wada wada tashiyadii ugu danbeyey uu laleeyay Qeybaha Kala duwan ee Bulshada si uu u soo magacaabo Wasiiro tayo leh.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com