Muqdisho(AGGM): Xaruunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socda Dood kulul oo ay lee yihiin Xubnaha Xildhibaanada Soomaalia.
Qaar kamid ah Xildhibanada Soomaalia ayaa maanta Gudoonka Baarlamaanka soomaalia u gud biyey Mooshin ka dhan ah in ay Dib u soo laabtaan Wasiiradii hore ee Xukumadii R.wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Baarlamaaka ayaa waxaa ay gudo galeen in ay cod u qaadaan in wasiiradii hore ay soo laabtaan iyo in kale,waxaana Dood dheer kadib Go,aan lagu gaaray in Dib loo dhigo Mooshinkaasi laga keenay Wasiiradii hore.
waxaana Xildhibaanada ay ku doodayaan in Xukumadii hore lagu riday Tayo Xumo islamarkaana hadii ay soo laabtaan ayasan waxba soo kor dhin doonin.
Halkaan ka dhageyso Codka Gudoomiye Jawaari
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com