Muqdisho(AGGM): Ciidamada Amaanka Dowladda Soomaalia ayaa waxaa ay maanta Magaalada Muqdisho ka sameeyey Howlgalo amaan Xaqiijin ah.
Ciidamada ayaa Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir maanta Dad Badan ka soo qab qabtay waxaana Ciidamada Dadka ay soo qab qab teen ka mid ahaa Dhalinyaro Shalay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho laga soo dajiyey oo laga soo Qaaday Koofurta Dalka Suudaan.
Qaar kamid ah waaladiinta Dhalinyaradaas dhalay ayaa sheegay in Guryaha ayagoo jooga laga soo qab qab tay islamarkaana Xabsiga la dhigay.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga….
Ciidamada Dowladda oo dad qab qabtay
IshaKu Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com