Muqdisho(AGGM): Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxa uu si kulul oga hadlay Hadalkii Kooxda Al-shabaab.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Tarsan ayaa sheegay in Shirkadii qaada ta Amarka Kooxda Al-shabaab ay la dagaali Doonan islamarkaana dalka laga Rari doono.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ay yihiin Dad diidan Hormarka Dadka iyo dalka Soomaalia.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…
IshaKu Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com