Garoowe(AGGM):C/wali Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa maanta kulan la qaatay Magaalada garoowe Wasiiradii hore ee Madaxweyne Faroole.
Waxaana Gaas iyo Wasiirada ay ka wada hadleen Arimo Farabadan oo kamid ah Amaanka iyo Xasilinta Maamulka Puntland.
Kualnka ayaa sidoo kale waxaa lagu soo hadal qaaday sidoo dhaqso loogu soo magacabi lahaa Wasiirada Maamulka Puntland.
ayadoona Markii danbe ay arimo Muhiim ah ay kulankii ka soo baxeen.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Warbixin ku saabsan Arimaha ku saabsan
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com