Muqdisho(AGGM):Xaruunta Madaxtooyada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda Wadahadaladii ugu danbeeyey ee lagu soo Magacaabayo wasiirada Cusub ee Dowladda Soomaalia.
Wararkii ugu danbeyey ee Allgalgaduud Media ay heleyso ayaa sheegaya in uu Jiro Hadal ah in Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Soomalia ay isku Afgarteen qaabka loo magacabayo Wasiirada.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warkan…
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com