Dhageyso: Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Shacabka Ugu Baaqay In ay La shaqeeyaan.

0

camey1-740x493Garoowe(AGGM):Cabdixakiin Cabdullahi Cameey Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland ayaa Ka Codsaday Shacabka Ku Nool Deegaanda Uu kataliyo Maamulka Puntlaand  In ay La Shaqeyaan Maamulka Cusub Ee dhawaan La wareegay Xilka Madaxtooyada

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiin Cameey ayaa Sheegay in Balanqaadyadii ay sameeyeen Xiligii Oloha Doorasheeynka Asga iyo Madaxweyne Gas Ay u Fulinayaan SIda ay Shacabka Ugu Balanqadeeyn.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com