Dhageyso Maxamuud Sayid “Qaabka Loo Soo Xulay Golaha Wasiirada Cusub Cadaalad Ma,ahan”.

0

Maxamuud-Sayid-Aadan-300x266Baydhabo (AGGM): Gudoomiyaha gudiga Maamul u samaynta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareysi dheer uu siiyey warbaahinta waxaa uu si kulul u dhaliilay qaabka loo soo xuley Golahuu ku tilmaamay mid kaga dheehan karo cadaalad daro,isagoo dhinaca kalena rajo wanaagsan ka muujiyeey shirka maaul u sameynta ee koonfur hagalbeed ee ka soconaya Magaalada Baydhabo.

Maxamuud Sayid ayaa waxa kale oo uu sheegay inaysan jirin wax la yiraahdo KMG balse ay dhisayaan maamul goboleed.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com