Muqdisho (AGGM): Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaalia ayaa Maanta lagu wadaa in ay ka doodaan Waxqabadka Xukumada Cusub iyo waxa ay Qabaneeyso.
Baarlamaanka Federaalka Soomaalia ayaa waxaa ay si weyn oga doodayaan waxa ay Qabaneyso Xukumada RW C/wali Sh Axmed.
Waxaana sidoo kale Baarlamaanka soomaalia loo qeybin doonaan Warqado ku aadan Wax ay qaban doonto Xukumada Cusub ee Soomaalia,ayadoona R/wasaare Cabdi Wali uu Bari hor imaan doono.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaalia ayaa warbahinta u sheegay wax maanta laga doodayo iyo Wax xigi doona.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com