Dhageyso: Xildhibaanada Diidan Xukuumada Cusub Oo Sii Kordhaya.

0

Xildhibaan Cismaan Xaaji CaliMuqdisho (AGGM): Xildhibaan Cismaan Xaaji Cali oo kamid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya oo Saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay Wasiirada cusub inay yihiin kuwa aan wax badan kusoo kordhinayn arimaha siyaasada Soomaaliya.

Isku soo wada duuboo Xildhibaan Cismaan Xaaji Cali ayaa sheegay in Xukuumadii hore ee Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) mid ka badan in la keenay tiro ahaan tayo ahaana ka liidata.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Warkan…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com