Dhageyso: Al-shabaab iyo Odayaal Muqdisho ku kulmay.

0

aMuqdisho (AGGM): Sida ay baahiyeen warbaahinta Al Shabaab waxaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho Gudoomiyaha gobolka Banaadir ugu magacaaban Al Shabaab Cali Maxamed Xuseen iyo Waxgarad katirsan beesha Jareer Weyne.

Inkastoo aan la sheegin kulanka meesha uu sida gaarka ah uga dhacay Muqdisho ayaa hadana Cali maxamed Xuseen waxa uu tibaaxay inay kala hadleen beesha jareerweyne sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dagaalka ay kula jiraan dawlada iyo AMISOM.

Halkaan hoose ka dhageeyso Gudoomiyaha Al-shabaab u gu magacaaban Gobolka Banaadir.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com