Muqdisho(AGGM): Raisul wasaaraha Soomaalia C/wali Sh Axmed ayaa maanta Baarlamanka Soomaalia ka hor jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa islamarkaana in tiisa badan uu oga hadlay Waxkabadka ay la imaan doonto Xukumadiis.
C/wali Sh Axmed ayaa shegay in Hadii Baarlamaanka ay Ansixiyaan Xukumadiisa ay Wax ka qaban Doonto Amaanka iyo Xasilinta Dalka.
Raiisul wasaare C/wali ayaa sheegay in Xukumadiisa ay Xooga saari doonto la dagaalanka Al-shabaab iyo Disi taanka Ciidamada Xooga Dalka Soomaalia.
waxaana uu intaa ku daray in Xaalada Dalka ay waxbadan ka qaban doonto Xukumada Dhibaatada Dalka ka jirita.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Khudbada Raiisul wasaaraha Soomaali
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com