Muqdisho(AGGM): Maanta oo ah 21 Janaayo waa maalin dalka soomaalia laga xuso Maalinta Saxaafada Soomaali islamarkaana Dalka oo idil laga Xuso.
waxaana Wariyaasha ku nool Magaalada Muqdisho ay maanta dhigeen munaasabado lagu Xusayo Maalinta Saxaafada Soomaalia islamarkaan dib loogu Xasuusanayo Dhibaatooyinkii ay soo mareen Wariyaasha Soomaaliyeed.
Qaar kamid ah Wariyaasha ka howlagala Magaalada Muqdisho oo la hadlay Allgalgaduud media ayaa sheegay in ay soo dhaweenayaan maalintaan oo kale,waxaana ay sheegeen in Wariyaasha Soomaalia ay Shaqo badan ay hayaan.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Wariyaasha Reer Muqdisho
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com