Muqdisho(AGGM): Raiisul wasaaraha Soomaalia C/wali Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxda Dowaladda Soomaalia ay Shacabka Soomaaliyeed ay sugayaan in ay wax u qabtaan.
C/wali Sheekh Axmed ayaa sheegay in Wasiirada Xukumadiisa looga baahan yahay in ay u daqnadaan Shacabka soomaaliyeed ee Dhowr iyo labaatanka sono dhibaatada ku jiray.
waxaa uu intaa ku daray in Xukumadiisa aysan Hilmaami doonin Shacabka soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogan islamarkaana ay gacansiintoonto Shacabka Xukumadiisa.
Halkaan Hoose ka dhageeyso R/wasaaraha Soomaalia c/wali sh Axmed
Isha Ku hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com