Dhageyso:Golaha Wasiirada Cusub oo maanta kulan yeeshay

0

Muqdisho(AGGM): Golaha Wasiirada Xukumada Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho.

waxaana Kulanka Golaha Wasiirada Shir Gudoominayey R/wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh Axmed Max’ed.

waxaana loo ga hadlay arimo farabadan oo ay kamid yihiin amaanka dalka Soomaaliya iyo Xil wareejinta Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.

R/wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa markii uu kulanka  idlaaday la hadlay Warbaahinta.

Halkaan Hoose ka dhageyso Sh Jiraaid ee Raiisul wasaare C/wali

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com