Dhageyso: Waa Heesteena Iyo Sawirkeena Caawa “Tashan Weeynayee, Waa Naloo Wada Talin”.
Soomaalinimo, Qaranimada Dhiig Baxaysa in La Dhayo, Nabad, Sinaan iyo Cadaalad Soo Soomaali ma diidin, waxaad ka dheeftaan waxba hanaga siinina, “Ciidamada Itoobiya Ku Soo Dhawaada Soomaaliya, Noona Taliya Waanu Tashan Waynaye”.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com