Muqdisho(AGGM):Siyaasi Cali Max’ed Axmed Cali Daacuun oo ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed ayaa waxaa uuka hadlay Wada Hadaladii Maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Federaalka Soomaalia.
Siyaasi Cali ayaa sheegay in Wada Hadaladaasi ay yihiin Shimbirayahow Hees oo Micnaheeda uu ula Jeedo yaan waxba la qaban ama Gacmo daalis aan Dan lagu gaari karin.
Cali Max’ed Axmed Cali Daacuun ayaa waxaa uu sidoo kale ka hadlay Siyaasada Gobolada Juboyinka ee Dalka Soomaalia,asagoona Sheegay in Horjooge Axmed Madoobe uu Dhibaato ku hayo Ummadda Reer Jubbaland islamarkaana Dadkii ay Qaati ka Taagan yihiin.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Wareeysiga iyo Sawirada Cali Max.ed Axmed
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com