Muqdisho(AGGM): Wasiirka wasaarada Warfaafinta Xukumada Soomaalia oo maanta la hadlayey warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in wasaarada Warfaafinta ay keeni doonto Qorsheyaal Cusub oo lagu kala hagayo Warbaahinta Soomaalia sida uu sheegay.
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Musdaf Cabdi Dhuxuloow ayaa sheegay in Wasaarada Warfaafinta ay dajisay Qorshe wax looga Qabanayo Warbaahinta Dalka Soomaalia ka jirta islamarkaana Dhawaan Xeerkaasi lagu soo rogi doono Warbaahinta.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Warbixin ku saabsan Sharciga Wasaarada Warfaafinta
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com