Dhageyso: AL-Shabaab oo Amaanay Dowladdii C/laahi Yuusuf

0

Muqdisho (AGGM): Falaagada Kooxda Al-shabaab ayaa ka hadlay Marxalada Dalka Soomaalia iyo Siyaasadaha ka jira Dalkeena Soomaalia.

Afhayeenka Maleeshiyaadka Al-shabaab Cali Dheere ayaa sheegay in Dowlada hada ka jirta Soomaalia ay ka Fiican tahay Dowladdii uu hogaamin jiray Alle Ha unaxariistee Madaxweyne C/laahi Yuusuf.

Cali Dheere ayaa sheegay in Dowladda hada dalka ka jirta ay keenta Dalka Cadwo farabadan sida uu sheega islamarkaana aan lagu Tilmaamin karin Wadani sida uu sheegay.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Afhayeenka Ali Dheere ee Al-shabab

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com