Amstardam(AGGM): Dowladda Dalka Holan ayaa Hore u sheegtay in Dadka Soogalootiga ah ee Soomaalida ah ay dib ugu soo celin doontoda dalka Soomaalia maadaama ay Nabad ka jirto.
Wasiirka Arimahad dibada adlka Holan ayaa sheegay in arintaas aan hada lagu dhaqaaqi karin oo dalka Soomaalia ay ka jirto Dhibaato ay kamid tahay Amaan daro Xooga soomaalidana ay dalka Holan ay sii joogi karaan.
waxaa uu sheegay in wali Dowladda Soomaalia aysan qaadi karin Damaanada Dadka Dalka dib ugu soo laabanaya islamarkaana in ay Amaankooda Xakameyso aysan awoodin.
Sidoo kale Qar kamid ah Dadka Soomaalida ee ku nool Dalka Holan ayaa Tilaabadaasi Soo Dhaweyey sheegayna in ay tahay Wax lagu Farxo.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Waresi Xiiso Badan
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com