Barnaamijka Faaqidaadda VOA EE Todoobaadka ayaa waxaa lagu eegay go’aanka ciidamada Ethiopia ay kaga mid noqdeen ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.
Barnaamijkana ayaa waxaa ka qeybgalaya Ismail Mohamed Hurre Buubaa oo horey wasiir uga soo noqdey Somalia, Ismail Aden Diriye oo ah aqoonyahan arrimaha Somalia oo jooga magaalada London iyo aqoonyahan AhmedMohamed Ali Kheyre oo shahaadada PHD ee dhanka qaanuunka ka diyaarinaya Jaamacadda BirkBeck, University of London ee magaalada London.
Xigasho: VOA
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com