Dhageyso: Dowladda Imaaraadka oo Muqdisho Deeq ka Qeybisay

0

Muqdisho(AGGM): magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa Deeq loogu qeybiyey in kabadan 4000 kun oo Qoys ku waas oo Daganaa Siliga Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaalia.

Sargaal ka socday Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in Deeqdaan ay iskugu jirto Saliid Boorash iyo Timir kuwaas oo ay ka faaideyseen Barakacayaal ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaalia.

waxaana Barakacayaasha ay ka mahad celiyeen Gar-gaarkaan maanta loo qeybiyey,waxaana Dowlada Dalka Imaaraadka ay sheegeen in Dhamaan ay wadaan Qorshe wax lagu qeybinayo Barakacayaasha ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaalia.

Halkaan Hoose ka dhageyso Sargaal ka tirsan Dowladda Imaaraadka Carabta

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com