Muqdisho(AGGM): waxaa maanta maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho ee Caasimada Fdalka Soomaalia Banaanbax ay soo qaba qaabiyeen Darawalada Gaadiidka Waaweyn ee ka shaqeeya Magaalada Muqdisho iyo Gobolka Shabellaha Hoose.
darawalada ayaa iskugu soo baxay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Duleedka Magaalada kuwaas oo dalbanayey in arintaasi wax laga qabto.
Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaalia ayaa halkaasi gaaray waxaana ka mid ahaa Genaraal Maalin oo kamid ah saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaalia oo sheegay in ay wax ka qabanayaan Dhibaatada Isbaarooyinka.
Halkaan Hoose ka dhageyso banaanbax maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com