Jowhar(AGGM): Taliska Ciidamada Dowladda Soomaalia ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ayaa ugu baaqay Maleeshiyaadaka Al-shabaab ee ku sugan Gobolaka Shabeelaha Dhexe.
Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaalia ayaa sheegay in ay Cafis ufidinayaan Maleeshiyaadka Al-shabaab ee ku sugan Gobolka Shabeelaha dhexe hadii ay isku soo dhiibaan Ciidamada Dowladda Soomaalia.
Mid kamid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaalia ayaa intaa ku daray in Maleeshiyo badan ay joogaan Magaalada kuwas oo ku dhuumanay Qeybo kamid ah Gobolka Shabellaha Dhexe.
Halkaan Hoose ka dhageeyso warka Taliye kamid ah Ciidamada Dowladda Soomaalia
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com