Baydhabo(AGGM): Odayaash Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay soo dhaweenayaan Maamulka Cusub ee Calankiisa Shalay laga Taagay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.
Malaaq Shiine Malaaq Deeroow oo ka mid ah Odayaasha dhisay Maamlka Koofur Galbeed ayaa sheegay ayaa sheegay in ay tahay wax lagu Farxo Tilaabada lagu dhisay Maamulka,waxaana uu ugu baaqay Qolada Mucaaradkaa in ay ka tanaa sulaan islamarkaana Dad kooda ay Wax la qeyb sadaan.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Malaaq Shiine
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com