Dhageyso:Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Cali Gaas ayaaoo wadaa in uu saacadaha Soo socda soo magacaabo Golaha Wasiirada ee Maamulka Puntland

0

Garoowe(AGGM): Kulan Madaxweynaha uu la qaatay Isimada Puntland iyo Bulshada Qeybaheeda kala Duwan ayaa waxaa uu sheegay in C/wali
uu Saacadaha Soo 
socoda uu soo Magacaabayo Wasiirada Cusub ee Maamulka Puntland.

Wasiirada Cusub ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay u madan yihiin Musharaxiintii Xilka  kula loo lamay Madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas.

Halkaan Hose Ka Dhagesyo Warbixnta 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com