Ileen somalia waa wadan aan dowlad lahee iyo maxakamad aan garsoor laheen iyo tuug darajo sita sidaa loogaaga siraad koraa Nin aanan yaabin ayaa yiri anaa yaabay, maanta waxaan rabaa diirda inaan saaro boobka lagu hayo shabka soomaali ama dadka aan hubeesneen ama sacbooleey maanta waxaan tagay maxkamada gobolka banaadir waxaan arkay xakin lagu magacaabo MAXAMED SHEEKH XASAN maxuu sameeyay tolow ? ninkaan waa nin hadaa kun dollar sisid kuu xugminaayo dhul aanana dhulkaaga aheen ilaahoow uusan noo xugmin naag aan naagtayna aheen subxaana lah .
Boobka lagu hayo masakiinta maal mahaan ayaa cirka isku shubay markii dagaal xun uu dhax maray dadka dhululka ku leh banaanka muqadisho iyo nin la ilma adeer ah madaxweyne xasan shiikh ninkaan ayaa lagu magacaabaa cabdikariin xasan hiraabe ninkaa ayaa lagu soo waramayaa inuu heesto ciidama badan iyo hub ninkaa ayaa waxuu dhacay dhul badan oo eey lee yahiin dad masakiin dhulkaan ayaa gaaraayo 1000 boos oo eey lee yahiid dad isku jira waxaase layaab ah markiiba waxaa kasoo dhax muuqday dadkaan la dhacay odayal u ah abkoow ninka wax dhacaya heestana dhul gaaraayo 50 boos oo sharaci leh ama sabar loogo ayeey doonayaan is sabarloogadaas ku sharciyeestaa dhul boob ah markii ee diideen ayuu waxuu isna ku soo oo gay dacwad taas uu doonayo inuu uga fara maroogsado warqadaha sharciga ah dacwad soo socotay mudo ayuu balsa waxuuna ogeen inay warqaqahasi yaa laan london oo waxuu qaadi karaa haba yaratee jirin lakiin waxaa lagu sooo waramaa qadunkiisa mr maxamed sheekh xasan inuu rabo si sharci daro ugu shar ciyeeyo taas oo ugu danbeentii looga guuleesan doono maadama waraqa sharciga uusan heesan ileen ceeb looma dhinto .
Balse saxaafada xurta ayaa ku daba jirtay mudo 6bilood ah ragaan nin waa ganacsade waxaa lagu magacaabaa Jaylaani waxuu xafiisku leeyahay bakaraha waxuu la ilmo adeer yahay G/N/ Gaafoow ninkaan ayaa ah maal galiyaha shababaab ku wooda danyiile halkuu ka keenaa lacagta? nin waa madaxweyne xasan shiikh walalkiis waa cabdikariin xasan hiraabe oo ah agaasimaha dhulbixinta gobolka banaadir nina waa xaakinka maxkamada gobolka banadir oo aan aqoon oo la iigu sheegay 2 qabiil balse ka gudub lacagta lagu taajiray oo lagu taqli fashay ayaa ka timid dhulka laga dhaco dadka masakiinta taas ayaa lagu dhistay daaro waaweeyan laguna maal galiyaa shabaab suuna wadanka nabad uga dhalan dhulka ilaa iyo hada la dhacy ayaa gaaraayo 5000 kun ooboos uu tarsan saxiixay .
Jaale madaxweyne abeeso dhul u eki eey kuugu dishaa culumana dad u eki adiga maxaa tahay ma waa tahay madaxweynaha dhaca iyo boobka mise madaweyne qaran ? maad umada ka qaba tid ninkaan kula walaalka ah oo maalin walba wayeelda iyo haweenka dhacayo waad ka qabankartaa waa hadii aad rabtid in wadanka kala danbeen yeesho lakiin hadaii aad rabto in saas loo dhaco loo bara kiciyo dadka taas waxeey qireesaa inaa tahay hogaan daciif ah oo raali ka ah boobka masakiinta ninkaan waxuu dhacay 3dax oday oo awoowa yaashiis ah oo masakiin ah halkuu ku daaynayaa soomalida kale oo masaakiinta ah cuqubo siyaasadeed aa ku heesato jaale.
Talo ku socoto soomaalida walayaal ayahiina u tashta ninkaa madaxweyne qaran isku sheegayo waa nin aan somali baxin karin oo aan ka qabankarin ninkaan cawaanka ah waa c/kariin xasan hiraabe umada meeqa burcad dhuleed ayaa joogta muqadisho dhamaantood waa madaxda dowlda see ku dhacday in hogaamiyaasha qaranka eey u dhacaan umada soo maahan kuwaan ka sugeenay inay na badbaadiyaan soomalaay tashta intay goori goortahay hogaamiya kooxeedkii kuwa kadaran aa yimid G/gaafoow ayaa dagan guri eey leedahay gabar masakiin ah IFRAAX saad webka uga aragteen sheekada waxay mareesaa COL KU DHAC TUUG KUU CIIDAMI ee qof walbaay ku duceesta dowlada caadila masheegin hadii rw cabdiwali uu badbaadiyo shacabkaan dhiigooda iyo maalkooda.
ILEEN TUUG WAA TUUG AF MIISHAARNA WAA TUUG ALOOW UMDADA BAD BAADSO ADAA UUNTAYE AMIIIIIN. fiiro gaar sawirka ninka jineska xiran waa c/kariin xasan hiraabe .
Waa walaalkiin idin jecel Nabadoon Axmed oo idin leh ASC WR WB.
nabad.somali@yahoo.com
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com