Muqdisho (AGGM): Falaagada Kooxda Al-shabaab ayaa sheegay in ay u aar gudi doonaan Marxuun Shalay magaalada Muqdisho ay ku jiireen Gaadiidka AMISOM kaasi oo Caro xoogan ka dhex dhaliyey Shacbka iyo Ciidamada AMISOM.
Horjoogaha Al-shabaab ugu magacaaba Gobolka Banaadir oo lagu Magacaabo Cali Max;ed Xuseen ayaa sheegay in ay u aargudi doonaan Mauwaadinka Soomaaliga ah ee Shalay lagu dilay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaalia.
Waxaana Maleeshiyaadka Al-shabaab Al-qaa’ida ay sheegeen in Ciidamada AMISOM aysan ku waari doonin Dilaka ninka Soomaliga ah ee shalay lagu dilaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomalia.
Shalay ayaa magaalada Muqdisho Ciidamada ANISOM waxaa ay ku jiireen Nin Tagsile ahaa oo ka Xamaasha Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaalia.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Al-shabaab.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com