Muqdisho(AGGM): Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ugu Baaqay Wasiirada Xukumadda Soomaaliya in ay dagaan Degmooyinka Gobolka banaadir oo ay ka tagaan Madaxtooyada Soomaaliya.
waxaa uu sheegay in hadii ay Degaan Degmoyinka Magaalada Muqdisho wasiirada Soomaaliya ay Amaankooda adkeeyn lahayeen islamarkaana dadka ku nool Degmaayinka ay ku farxilahayeen.
Waxaa uu intaa ku daray in aan Dadka Magaalada Muqdisho ay ka rabaan Dowladda in ay ka Dulqaadaan Maleeshiyada Al-shabaab.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Gudoomiye Tarsan
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com