Dhageyso:AMISOM oo lagu eedeeyey Dab ka kacay Deegaanka Leego

0

Leego(AGGM): Maamulka Deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa uu ku eedeeyey Ciidamada Amisom in ay ka danbeyeyen Dab ka kacay deegaanka Leego.

Gudoomiyaha Deegaanka Leego Abuukar  Isxaaqa ayaa warbaahinta u sheegay in Ciidamada AMISOM ay gubeen Deegaano Keeyn ah oo ku yaala Gobolka Shabellaha hoose.

waxaa uu intaa ku daray in Ciidamada amisom aysi dhaqsi ah ay oga Codsanayaan in ay Raaligalin ka bixiso Dabka ay ku dishay Xoolo gaaraya 12 oo ari ah.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Gudoomiyaha Leego