Nuusamareen(AGGM): Maamulka Ahlusun Waljameeca ee Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay Heshiis lagalayaan Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab.
Gudoomiyaha Golaha Fulinta Ahlusuna Sh C/risaaq Al Ascari ayaa ugu baaqay Falaagada Al-shabaab in ay is ku soo dhiibaan Ahlusunada Goblada Dhexe si loo gaaro Heshiis ay wada Garaan Al-shabaab iyo Ahlusuna.
Al-shacari ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay Daaleen loona baahanyahay in la wada hadlo si dhibka looga Baxo.
Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin arintaa ku saabsan
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@hotmail.com