Baydhabo(AGGM): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamadii AMISOM ay iskaga baxeen Xaruunta ADC ee Magaalada Baydhabo islamarkaana maanta ay ku kala eryeen Ergooyinki Shirka oga socday Magaalada.
wararka ayaa sheegaya in Ciidamadii AMISOM ay isgaga Baxeen Goobta hadana ay dib ugu soo laabteen Ergooyinkii oo maanta laga saaray.
waxaa sidoo kale Wararka ay sheegayaan in ay jiraan Tiro dad ah oo ku dhaawacmay Rasaas ay Fureen Ciidamada AMISOM ee Shirka hakad galiyey.
Halkaan Hoose ka dhageeyso wararkii ugu danbeeyey ee Magaalada Maydhabo
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com