Jenaale(AGGM): Gudoomiyaha Deegaanka Jenaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka bad baaday Weerar lagu doonayey in lagu qaarajiyo maanta.
Max’ed Idiris Cabdi ayaa waxaa uu sheegay in koox Hubeysan ay soo weerareen Hooyiga uu ka dagan yahay Magaalada Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose waxaana uu sheegay in Halkaasi uu iska hor imaad ku dhexe maray Ciidamadii Ilaalada u ahaa iyo Kooxdii soo weerartay.
waxaana uu sheegay in halkaasi ay ku dhaawacmeen 3 Ruux oo ah Ilaalada iyo Kooxdii soo weerartay Gudoomiyaha Deegaanka Jenaale,lakiin asaga aysan waxba gaari.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Gudoomiyaha Jenaale
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com